igifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax gaaban oo itaal leh ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh igifsan ↴
igifsanaan [m.f.dh]
eeg igifsan. ld igifsa-naansho.
igifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld igifsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg