igmad
(m.l)

ld igbasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh igmad

dhiigmadoobaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Meel nabar ku dhacay dhiigga ku urura oo madoobaada.

dhiigmadoobaad [m.l] (-dyo, m.dh)
(daaw.) Dhiig madoobaad ah oo maqaarka hoostiisa ku urura marka jug gaadho jirka meel ka mid ah ama xididdo iska go'a cudurrada qaarkood.

igbasho [m.f.dh]
eeg igbo. ld igbad, igmad, igmasho.

xigmad [m.dh] (-do, m.l)
Murti.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg