igtishaaf
(m.l)Soo saaridda wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon.
igtishaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon soo saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh igtishaaf ↴
igtishaafid [m.f.dh]
eeg igtishaaf².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg