iib
(m.l)Kala gadashada laba wax ama ka badan la kala gato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iib ↴
u [(nax.)]
u²: Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c)qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d)qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”,“Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”.
naadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
naado [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Ogeysiis dad loo bandhigayo. 2. Bandhig iib oo tartan ku jiro.
naaqiib [m.dh]
Nooc kalluunka ka mid ah.
Cagidiiba []
Markiiba. judhiiba
Judhiiba []
Markiiba. Cagidiiba
Markiiba []
Si degdeg ah. Tusaale: Cali markiiba wuu baxay Judhiiba, Cagidiiba
nabiib [m.l]
ld namiin¹.
nabiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld namiin².
nabiibid [m.dh]
ld namiinid.
i [m.dh]
(i') Xarafka sagaalaad ee alifka
soomalida.
i [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaa-
maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga
hadlaayo.