iibgee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)Wax meel lagu iibsado geyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iibgee ↴
dhoofiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof badeeco dal kale u iibgeeya.
iibgeyn [m.f.dh]
eeg iibgee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg