iibsasho
(m.f.dh)

eeg iibso. ld iibsad, iibsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iibsasho

adeego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabsasho (qof).

arratiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Arratir iibsasho (qof). ld arrad-tiro.

cirbadhiibsasho [m.f.dh]
eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi.

ciridhiibsasho [m.dh]
ld cirbadhiibsasho.

dhiibsasho [m.f.dh]
eeg dhiibso. ld dhiibsad, dhiibsi.

dhiidhiibsasho [m.f.dh]
eeg dhiibdhiibso. ld dhiidhiibsad, dhiidhiibsi.

diibsasho [m.f.dh]
eeg diibso. ld diibsad, diibsi.

furo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Albaab iwm ballaqsasho. 2. (f.g) Wax xarig ku xirnaa ka baxsasho. 3. (f.g) Wax horay loo dhacay xoog ku soo ceshasho. 4. (f.g) Wax sida dhar, lacag iwm cid xoog uga qaadasho. 5. (f.g) Qof qaan u xirnaa si loo furo qaantii loo haystey bixin. 6. (f.g) Kitaab qur'aan iibsasho. 7. (f.mg) Ka f.: saaxiibtinnimo qof lala lahaa burin.

iibsad [m.l]
ld iibsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg