iid
(m.dh)ld ciid¹.
iid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)ld ciid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iid ↴
yaabis [m.l]
1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar)
lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. engegan, yaabin
yaanyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.
faa'iid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo
hawl galay ka helid. ld faa'id. faa'id
faa'iidaddoon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon. faa'idaddoon, faa'iidoddoon
faa'iidee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee. faa'idee
faa'iideyn [m.dh]
eeg faa'iidee. ld faa'ideyn. faa'iidee, faa'ideyn
faa'iideysad [m.l]
ld faa'iideysasho. faa'iideysasho
faa'iideysasho [m.dh]
eeg faa'iideyso. ld faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys faa'iideyso, faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys
faa'iideysi [m.l]
ld faa'iideysasho. faa'iideysasho
faa'iideyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso. faa'ideyso
i [m.dh]
(i') Xarafka sagaalaad ee alifka
soomalida.
i [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaa-
maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga
hadlaayo.