jaa’ifee

Qaabnax: f.g2  Isrogrogga: (-feeyay, -feysay) 

1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 jaa’ifeyn  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg