jaabeyn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg jaabee. ld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys. jaabee, jaabajaabeyn, jaabajaabeys, jaabeys

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaabeyn

jaabajaabeyn [m.dh]
1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah. 3. ld jaabeyn. jaabeyn

jaabajaabeys [m.l]
ld jaabeyn. jaabeyn

jaabeys [m.l]
ld jaabeyn. jaabeyn

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg