jaafi
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. J. ah: shay qiro leh. 2. Derin weyn oo ka samaysan caw baar ama mayro oo labadeeda dhinac duf lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaafi

warjaafid [m.dh]
ld warjeef¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg