jaahid
(m.l) (-diin, m.dh)Qof diinta islaamka u dagaallama.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaahid ↴
mujaahid [m.l] (-dyo/-diin, m.dh)
Qof wax xaq ah u dagaalamaya.
mujaahid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ku m./u m.: wax xaq ah u dagaallamid (qof).
mujaahidid [m.f.dh]
eeg muujaahid².
jaah [m.l]
1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool. 3. Woqooyi (bad).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg