jaahilbixi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ka j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaahilbixi

jaahilbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahilbixi. jaahilbixi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg