jaahwareerin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaahwareerin

jahawareerin [m.dh]
ld jaahwareerin.

jaahwareer [m.l]
1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid.

jaahwareer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg