jaahwareersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan. jahawareersan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaahwareersan ↴
jaahwareersanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareersan. ld jaahwareersanaansho jaha-wareersanaan. jaahwareersanaansho, jahawareersanaan
jaahwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jaahwareersanaan. jaahwareersanaan
cantatab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².
jahawareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld jaahwareersan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg