jaajaale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof maadlow ah oo dadka ka qosliya; maadeeye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaajaale ↴
jaajaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
jaajaaleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaajaaleyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg