jaakad
(m.dh) (-do, m.l)

Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaakad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg