jaalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Wadey; saaxib; jaal. 2. Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaalle

jaallenimo [m.dh]
Jaalle ahaansho.

jaal [m.l] (-lal, m.l)
1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg