jaansaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg jaansaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaansaarid ↴

jaansaar [m.l]
Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.

jaansaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Kabo duugoobay sar cusub saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg