jaasee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-seeyay, -seysay)

Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaasee

jaasayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaasee.

najaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.

nijaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
ld najaasee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg