jaawe
(m.l)

Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaawe

jaawi [m.l]
ld jaawe.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg