jaawi
(m.l)ld jaawe.
jaawi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaawi ↴
jaawe [m.l]
Waxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug ahaan oo qiiq caraf leh bixiya. ld jaawi¹.
jaawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaawi². ld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.
jaawis [m.l]
ld jaawin.
bac [m.dh] (-cyo, m.l)
1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.
farjaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld jaawi².
farjaawin [m.dh]
ld jaawin.
farjaawis [m.l]
ld jaawin.
farjawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld jaawi².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg