jaawqarrer
(m.l)

ld jaaw.

jaawqarrer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Cudur raafka gala oo dillaacyo u yeela gaadid (ari).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaawqarrer

jaawqarrerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaawqarrer².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg