jacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacsan

fajacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax fajac hayo ahaansho.

fajacsanaan [m.f.dh]
eeg fajacsan. ld fajac- sanaansho.

fajacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fajacsanaan.

harjacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax si u kala laalaada ahaansho.

harjacsanaan [m.f.dh]
eeg harjacsan. ld harjacsanaansho.

harjacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld harjacsanaan.

jacsanaan [m.f.dh]
eeg jacsan. ld jacsa-naansho.

jacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jacsanaan.

wajacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa,-nayd)
Wax wajac hayo ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg