jadbo
(m.dh)ld jidbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadbo ↴
jadboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.
jidbo [m.dh]
(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
jidboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
(dii.) Jidbo dareemid. ld jadboo, jalboo, jibboo, jilboo.
jidbood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jidboo. ld jadbood, jalbood, jibbood, jilbood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg