jadeen
(m.l)

1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.

jadeen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadeen

jaademid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jadeen². jadeen

jadeemid [m.f.dh]
eeg jadeen². ld jadeemad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg