jadeerwac
(m.l)1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.
jadeerwac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -wici)1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadeerwac ↴
jadeerwacad [m.l]
ld jadeerwacasho.
jadeerwacasho [m.f.dh]
eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad.
jadeerwaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.
jadeerwicid [m.f.dh]
eeg jadeerwac². ld jadeerwac¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg