jafal
(m.l)

Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafal

jafaliil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo, m.dh)
J. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.

jafaliile [m.l]
Shayddaan; indhaxamil.

jaf [m.l]
1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.

jaf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh. 2. J. ka sii: ka daf, ka dhifo.

jaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Gogol iwm boor ka duulin. 2. Geed si qolofta looga goosto garaacid. 3. Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg