jaflee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Xoolo jafle samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaflee

halaqjaflee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Halaqjafle cunid.

jaflayn [m.f.dh]
eeg jaflee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg