jafni
(m.dh)

ld jafnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jafni

jafnaan [m.f.dh]
eeg jafan. ld jafnaansho, jafni.

jaf [m.l]
1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.

jaf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh. 2. J. ka sii: ka daf, ka dhifo.

jaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Gogol iwm boor ka duulin. 2. Geed si qolofta looga goosto garaacid. 3. Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg