jahaad
(m.l)

(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.

jahaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahaad

jahaadid [m.f.dh]
eeg jahaad². ld jihaadid.

jihaad [m.l]
ld jahaad¹.

jihaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld jahaad².

jihaadid [m.dh]
ld jahaadid.

shahiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg