jalaalaqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)

Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaalaqee

jalaalaqayn [m.f.dh]
eeg jalaalaqee.

jalaalaq [m.l]
Dhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg