jalabbute
(m.l)

1. Shir aan la fadhin ee dadku yoobsanyihiin. 2. Socod raaxaysi iyo majabaxsi looga jeedo oo hadba meel la habshahabsheeyo. 3. Ciyaar socod iyo boodbood leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalabbute

jalabbutayn [m.f.dh]
eeg jalabbutee.

jalabbutee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -taysay)
Jalaabu-te samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg