jalbeeb
(m.l)Hoosgalbeed.
jalbeeb
(m.dh)Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalbeeb ↴
jalbeebad [m.l]
ld jalbeebsasho.
jalbeebasho [m.f.dh]
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.
jalbeebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Goor galab ah cid haasaawin.
jalbeebin [m.f.dh]
eeg jalbeebi.
jalbeebo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
jalbeebsad [m.l]
ld jalbeebasho.
jalbeebsasho [m.f.dh]
ld jalbeebasho.
jalbeebsi [m.l]
ld jalbeebasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg