jallaad
(m.l)1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
jallaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jallaad ↴
jallaadan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.
jallaadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².
jallaadasho [m.f.dh]
eeg jallaado. ld jillaadad, jillaadasho.
jallaaddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Kitaab quraan jalaadyo u qaybin.
jallaaddeyn [m.f.dh]
eeg jallaadee.
jallaadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.
jallaadeysnaan [m.f.dh]
eeg jallaadeysan. ld jallaadeysnaansho.
jallaadeysnaansho [m.l]
ld jallaadeysnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg