jallaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jallaaf

jallaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld jallaaf.

jallaafeyn [m.dh]
ld jallaafid.

jallaafid [m.f.dh]
eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.

jallaafo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.

jillaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld jallaaf.

jillaafeyn [m.dh]
ld jallaafid.

jillaafid [m.dh]
ld jallaafid.

jillaafo [m.dh]
ld jallaafo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg