jalleeci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax janjeerin. ld dhalleeci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalleeci ↴
dhalleexid [m.f.dh]
eeg dhalleex². ld dhalleecid, dhalleeco, dhalleexo, jalleecid.
dhalleexin [m.f.dh]
eeg dhalleexi. ld dhalleecin, jalleecin.
jalleecid [m.f.dh]
eeg jalleec². ld dhalleexid.
jalleecin [m.f.dh]
eeg jalleeci. ld dhalleexin, jalleecis.
jalleecis [m.l]
ld jalleecin.
jalleecsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la jalleeciyay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg