jalleecsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la jalleeciyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalleecsan

jalleecsanaan [m.f.dh]
eeg jalleecsan. ld jalleecsanaansho.

jalleecsanaansho [m.l]
ld jalleecsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg