jalleecso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalleecso

dhalleexso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Dhinac eegid. 2. Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.

jalleec [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhalleex¹.

jalleec [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax dhinac u eegid. ld dhalleex².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg