jalxad
(m.dh) (-do, m.l)

Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalxad

badeecad [m.dh] (-do, m.l)
1. ld badeeco. Alaab loogu talagalay in laga ganacsado. 2. Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.

mardabaan [m.l] (-nno, m.dh)
Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg