jarjarid
(m.f.dh)eeg jarjar². ld jarjaris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarjarid ↴
yaryaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
jarjaris [m.dh]
ld jarjarid.
riir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
wasladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Hilib waslado u jarjarid. 2. Wax qaybo u jarjarid.
xug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid. 2. Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid. 3. Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
jarjar [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.
jarjar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax mid ahaa qaybo u googoyn.