jarmaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Aroor hore socosho. ld jermaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarmaad

jarmaade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
ld jarmaa-do.

jarmaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.

jarmaadid [m.f.dh]
eeg jarmaad. ld jarmaadis², jermaadid.

jarmaadin [m.f.dh]
eeg jarmaadi. ld jarmaa-dis¹, jermaadin.

jarmaadis [m.l]
ld jarmaadin.

jarmaadis [m.dh]
ld jarmaadid.

jarmaado [m.dh]
Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.

jarmaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.

jarmaadsanaan [m.f.dh]
eeg jarmaadsan. ld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg