jarmaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarmaadi ↴
jarmaadid [m.f.dh]
eeg jarmaad. ld jarmaadis², jermaadid.
jarmaadin [m.f.dh]
eeg jarmaadi. ld jarmaa-dis¹, jermaadin.
jarmaadis [m.l]
ld jarmaadin.
jarmaadis [m.dh]
ld jarmaadid.
jermaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld jarmaadi.
jermaadid [m.dh]
ld jarmaadid.
jermaadin [m.dh]
ld jarmaadin.
jermaadis [m.dh]
ld jarmaadid.
jermaadis [m.l]
ld jarmaadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg