jarmaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarmaadsan

jarmaadsanaan [m.f.dh]
eeg jarmaadsan. ld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.

jarmaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jarmaadsa-naan.

jermaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld jarmaadsan.

jermaadsanaan [m.dh]
ld jarmaadsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg