jarmid
(m.f.dh)eeg jaran¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarmid ↴
ajarmid [m.f.dh]
eeg ajaran¹.
go' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.
jarjarmid [m.f.dh]
eeg jarjaran¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg