jarree
(Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive)

2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarree

jarrayn [m.f.dh]
eeg jarree. ld jarraysimo.

jarreero [m.dh]
1. Ladnaan. 2. Axsaan, wanaag, naxariis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg