jarreero
(m.dh)1. Ladnaan. 2. Axsaan, wanaag, naxariis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarreero ↴
jarree [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg