jasiiro
(m.dh)ld jasiirad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jasiiro ↴
jasiirad [m.dh] (-do, m.l)
(jool.) Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi. ld jasiiro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg