jawaabid
(m.f.dh)eeg jawaab³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jawaabid ↴
bocoolagguro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Si diidmo iyo jikraar leh cid ugu jawaabid.
halxiraale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Su'aal adag oo sarbeeban oo ka jawaabiddeeda laysku xujeeyo.
sharci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid haddi-daaddeed ka jawaabid. 2. Qof go'aan ugu yeerid.
warceli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U w.: cid u jawaabid.
jawaab [m.l]
Hees loo qaado xoolaha la shubayo.
jawaab [m.dh] (-bo, m.l)
Warcelin.
jawaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Wixii lays weyddiiyey ka warcelin. 2. Xoolo la shubaya hees u qaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg