jawrfal
(m.l)Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.
jawrfal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jawrfal ↴
jawrfaleen [m.l] (-nno, m.dh)
Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.
jawrfalid [m.f.dh]
eeg jawrfal². ld jowrfalid.
jowrfal [m.l]
ld jawrfal¹.
jowrfal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
ld jawrfal².
jowrfaleen [m.l]
ld jawrfaleen.
jowrfalid [m.dh]
ld jawrfalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg