jay
(m.l)1. ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo. 2. J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jay ↴
xaajayaqaan [m.l]
Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.
gaajaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan. qaajaysan
gaajaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaajaysan. ld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho. gaajaysan, gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho
gaajaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaajaysnaan. gaajaysnaan
jaay [m.l]
ld jay.
qaajay [m.l]
ld qaaje.
qaajaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gaajaysan.
qaajaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld gaajaysnaan.
qaajaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaajaysnaan.
barjayn [m.f.dh]
eeg barjee.
j [m.dh]
(ja') Xarafka tobnaad ee xuruufta
soomaaliga, ahna shibbane.